Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan uruurrinta xogta doorashada 2016ka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo ee Galmudug oo lagu wareejiyay gaari iska roge ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon iswaydaarsi  la xariira   uruurrinta   xogta  ku saabsan  doorshada   sanadka 2016 ka  la filayo  inay ka dhacdo Dalka  oo ay soo qabanqaabisay hay’adda  Horumarinta iyo cilmi Baariska  ee SIDRA  ayaa  maanta  lagu qabtay  magaalada  gaalkacyo.

Dood wadaagan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026

Mahad Aadan Bootaan oo ka socday Hay;adda horumarinta iyo cilmi barista ee SIDRA ayaa sheegay in ujeedka aqoon isweydaarsiga uu yahay sidii ay u arruurin lahaayeen xogta ku wajahan doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo marka la gaaro sanadka 2016-ka iyo nuuca doorasho ay noqoneyso, isagoo intaa ku daray in aaraahda dadka ay tahay mid lagu ogaan karo qaabka ay noqoneyso doorashada.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Mudug Maxamed Axmed Cilmi aya sheegay inay soo dhaweynayaan aqoon isweydaarsigan, kaasi oo uu ku tilmaamay in bulshada ay ku baran karto sida ay wax ku dooran lahaayeen.

Previous Post

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno dil ah ku ridday askar “Dhageyso”

Next Post

Roobab waxyeeleeyay wadooyinka oo ka da’ay Galgaduud “SAWIRRO”

Next Post
Roobab waxyeeleeyay wadooyinka oo ka da’ay Galgaduud “SAWIRRO”

Roobab waxyeeleeyay wadooyinka oo ka da'ay Galgaduud "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In