Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab waxyeeleeyay wadooyinka oo ka da’ay Galgaduud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Roobab waxyeeleeyay wadooyinka oo ka da’ay Galgaduud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobabaka lixaada leh ee xalay ka da’ay magaalada Cadaado iyo nawaaxigeeda ayaa meelaha qaar ka geystay qasaaro saamayn leh.

Wadada dheer ee Laamiga ah oo muhiim u ah isu socodka gobolada dhexe ayaa dhawr meelood biyaha daadka ah waxa ay jareen laamiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dad isxilqaamay oo isugu jira dhallinyarada iyo ganacsatada magaalada Cadaado ayaa bilaabay inay wax ka qabtaan meelaha daadadku ay laamiga ka kooyee.

Cabdinuur Maxamed kadiye oo ka mid ah dhallinyrada hawshan dayactirka ah bilaabay ayaa Radio Muqisho u sheegay in ay ka shaqaynayaan inaysan wadadu go’in,  ayna ku simayaan dayactir kan ka balaaran inta la samaynayo.

Cabdiqaadir Caroog ayaa isna ugu baaqay bulshada deegaanka inay ka qayb qaataan hawshan lagu dayactirayo wadada laamiga ah oo ah mid muhiim u ah.

Xilli Roobaadka Dayrta ayaa si xoogan kaga da’aya gobolada dhexe, iyadoo saacadihii la soo dhaafay la soo warinayay in deegaanada qaarkod ay guryo dumeen.

DSC00068 DSC00069 DSC00073 DSC00075 DSC00076 DSC00083 DSC00085 DSC00088

Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan uruurrinta xogta doorashada 2016ka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post

Baarlamaanka oo dood kulul ka yeeshay darbiga Kenya ay ka dhisayso xadka Soomaaliya iyo Kenya

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo dood kulul ka yeeshay darbiga Kenya ay ka dhisayso xadka Soomaaliya iyo Kenya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In