Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayo sameynta sharciga arrimaha gudniinka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayo sameynta sharciga arrimaha gudniinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta xuquuqda hawenka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Agaasimaha guud ee Waasaaradda, Agaasimaha Waaxda Jinsiga iyo xubno ka kala socday Wasaaradaha xukuumadda ee qeybta jinsiga qaabilsan.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu lafa guray sida lagu heli kari sharci ku saabsan arrimaha gudniinka oo bulshada qaar ay dhibaatooyin ku qabaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa sheegtay in sharcigan uu muhiim u yahay dalka, isla markaana kaqeyb galayaasha looga baahanyahay inay tallooyin ku soo biiriyaan si lo heli sharci arrimaha gudniinka ku saabsan.

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo xuquuqda aadanaha Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in kulanka uu yahay mid looga hadlayo sharci u sameynta arrimaha gudniinka, waxaana ay intaa raacisay xubnaha ka socda Wasaaradaha dalka looga baahanyahay inay door ku yeeshaan sameynta sharcigan, ayna qaban doonaan kulamo kale oo looga tala gelin doono qeybaha bulshada.

vlcsnap-2016-01-07-13h52m58s242 vlcsnap-2016-01-07-13h55m23s170 vlcsnap-2016-01-07-13h55m16s99 vlcsnap-2016-01-07-13h55m00s200 vlcsnap-2016-01-07-13h54m55s142 vlcsnap-2016-01-07-13h54m48s80 vlcsnap-2016-01-07-13h54m32s171 vlcsnap-2016-01-07-13h54m16s13 vlcsnap-2016-01-07-13h54m03s136 vlcsnap-2016-01-07-13h53m56s66 vlcsnap-2016-01-07-13h53m50s238 vlcsnap-2016-01-07-13h53m36s146 vlcsnap-2016-01-07-13h53m30s81 vlcsnap-2016-01-07-13h53m12s158

Previous Post

Howlgalo ammaanka lagu adkeynayo oo laga sameeyay Afgooye

Next Post

Madaxweynaha iyo wefdi uu hor kacayo ayaa ku wajahan Bosaaso

Next Post
Madaxweynaha oo la filayo in maanta uu booqasho ku tago Beydhabo

Madaxweynaha iyo wefdi uu hor kacayo ayaa ku wajahan Bosaaso

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In