Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Hindise sharciyeedka maareynta shidaalka iyo arrimo kale “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Hindise sharciyeedka maareynta shidaalka iyo arrimo kale “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahim oo faah faahin ka bixiyay Hindise sharciyeedka maareynta shidaalka oo uu todobaadkan horgeeyay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu sheegay in sharcigan uu yahay mid ahmiyad weyn u leh dowladda, waxaana uu intaa ku daray in sharcigan uu qeexayo saddex hab, isla markaana Wasaaradda ay ka soo saari doonto sharuuc saddexda hab lagu habeyn lahaa.

Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahim mar uu ka jawaabayay su’aal ahayd hantida ka maqan dowladda ayuu ku sheegay in keydkii shidaalka ee dalka uu qeyb ka yahay hantida ka maqan gacanta dowladda, ayna sameynayaan qorshe dib gacanta dowladda loogu soo celinayo hantida maqan, maadaama bur burkii dalka uu saameyn ku yeeshay hantida ma guurtada ah ee maqan.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay waddo qorshe uga degsan shidaalka oo ah in Wasaaraddu aysan keyneyn shidaal balse ganacsatada fursado loo siinayo inay keenaa shidaal tayaysan, laguna koontarooli doono.

Halkan ka dhageyso barmaamijka oo dhameystiran

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/02/BAR-KULANKA-JIMCAHA-05-02-2016.mp3

1 Sequence 41.Still003 Sequence 41.Still004 Sequence 41.Still005

Previous Post

Boqolaal Soomaali ah oo caafimaad darro ku heysata xabsiyada dalka Sacuudiga

Next Post

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro “SAWIRRO”

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In