Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooyo Mataana carruur ah dhashay oo Codsatay in la Caawiyo”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hooyo Mataana carruur ah dhashay oo Codsatay in la Caawiyo”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hooyo Aamino Cali Nuur oo ka soo jeeda qoys sabool ah ayaa ku umushay 3 gabdhood oo mataano ah oo bila dhiman ah isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Xanaano ee magaalada Muqdisho waxey ka soo qaxday degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose iyadoo haatan ay si barakac ah ay u degantahay deegaanka carbiska.

Hooyadan ku umushay 3 gabdhood oo mataanaha ah ayaa waxey qoys ahaan ay ka koobanyihiin 12 qoys, waxaana Aabaha qoyskan oo aan haysan shaqo mararka qaar ka xamaashaa shaqooyinka muruq maalka ah taasoo aan dabooli karin noloshooda.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Hooyo Aamino Cali Nuur ayaa tilmaamtay in dhaqaatiirka isbitaalka ay si wanagsan ugu gurmadeen, waxaana ay xustay in uu jiro xanuun gaar ah oo iminka haya, waxayna ka codsatay bulshada Soomaaliyeed inay gurmad u fidiyaan.

Aabo Cali Aadan oo ah aabaha qoyska ayaa ka codsaday dhamaan bulshada Somaaliyeed in ay caawiyaan , maadaama uusan shaqo heynin.

Dr C/raxman Nuux Jaamac oo ka mid ah dhakhaatiirta isbitaalka Xanaano ayaa sheegay in xaalada hooyadu ay haatan wanaagsantahy isagoo sheegay in carruurta aysan ku dhalan bila dhiman, isla markaana ay u baahanyihiin xanaano gaar ah, waxuuna ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in ay soo caawiyaan reerkan oo ka soo jeeda qoys sabool ah.

Hooyo Aamino Cali Nuur oo ka mid ah qoysaska danta yar ayaa waxey horay u umushay laba carruur oo mataanno ah.

Hadaba qofkii caawin kara, waxa ay kala xiriiri karaan telefonka ah

0025261-8494229

DSCN8018 vlcsnap-2016-02-24-15h37m41s209 vlcsnap-2016-02-24-15h37m01s77 DSCN8050 DSCN8039 DSCN8029 DSCN8027 DSCN8020

Sawir Qaade:- Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Maxkamadda sare ee dalka oo fursado shaqo u heysa Ardayda kuliyadda sharciga ka qalin jebisay

Next Post

Guddoomiye Jawaari Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta”SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Jawaari Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta”SAWIRRO”

Guddoomiye Jawaari Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta”SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In