Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalooyinka uu maro Webiga Shabeelle oo biyo la’aan baahsan ay ka jirto

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Magaalooyinka uu maro Webiga Shabeelle oo biyo la’aan baahsan ay ka jirto
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Baledweyn ayaa sheegay in biyo la’aanta Wabiga Shabeelle ay saameysay shacabka degmada iyo wax soo saarka dallaga beeraha

iyada oo hoos u dhacay biyaha Wabiga Shabeelle, ayaa haddana, waxa ay biyo la’aantaasi saameysay nolosha Dadka ku nool magaalooyinka uu maro Webiga oo ay ka mid tahay magaalada Baledweyn.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Duqa magaalada Beledweyne Cumar Aadan Deeqoow, ayaa sheegay in biyo la’aanta Webiga ay saameynta ugu weyn ku yeelatay wax soo saarka dallaga beeraha, isaga xusay in Biyaha hadda ku jira Wabiga aysan u wanaagsaneyn Caafimaadka Bulshada, taasi oo sababi karta inay ka dhashaan cudurro.

Duqa Magaalada Baledweyn Cumar Aadan Deeqoow, oo dhinaca kale ka hadlay dhinaca dib u dhiska, ayaa sheegay in hadda magaalada ay ka soconayaan dhismaha Waddooyinkii ku burburay colaadihii sokeeye ee ka dhacay Dalka.

Maamulka degmada oo kaashanaya Hay’adaha samafalka ayaa wado dadaalo biyo dhaamin loogu sameynayo Dadka ay saameysay biyo l’aanta Webiga  Shabeelle, iyada hadda Dadka biyaha ay u doontaan meel qiyaastii 5 KM ka baxsan magaalada, maadaama biyaha Webiga uu yahay mid wasaqeysan.

Previous Post

Maamulka degmada Bardaale oo codsaday in laga caawiyo dhanka adeegyada caafimaadka

Next Post

Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay tuulooyin hoostaga degmada Jalalaqsi “Dhageyso”

Next Post
Maamulka degmada Jalalaqsi oo ku baaqay in laga caawiyo adeegyada caafimaadka

Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay tuulooyin hoostaga degmada Jalalaqsi "Dhageyso"

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In