Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimeyaasha guud oo ka shiray qorshe howleedka u qabsoomay Wasaarad kasta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan ay isku yimaadaan Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha dowladda Federaalka  ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga dalka ayaa waxaa looga hadlayay waxyaabaha u qobsoomay Wasaaradaha Dowladda Soomaaliya iyo kuwa  aan u qabsoomin si  loo ogaado howlaha ay  hayaan.

Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta  qorsha Qaranka isla amrkaana  ay Wasaaradaha dowladda Federaalka ay u soo gudbin lahaayeen qorshahooda, si waxyaabaha macquulka ah loogu biiriyo qorshaha Qaranka Soomaaliyeed ee halbeega looga dhigay saddaxda sano ee soo socato,

Related posts

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026

Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta .Cabdisiis Cabdi  Diirshe ayaa tilmaamay inay wax badan u qabsoomeen, ayna jiraan kuwa kale oo weli u dhiman, balse ay xoogga saarayaan sidii loo dhameystiri lahaa.

Agaasimaha Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Cabdiwaaxid  Ibraahiim Axmed ayaa ka warbaxiyay howlaha u qabsoomay iyo waxyabaaha u dhiman iminka,. Iyagoo xusay inay ku dadaalayaan sidii ay u dhameystiri lahaayeen howlaha qabyada u ah.

,Agaasimaha Wasaaradda beeraha ,Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa yiri “Wasaaradda beeraha  markaan soo qaadano bishii Janaayo ilaa Maarso aan joogna waxaan isku soo aruurrinayay wixii sharciyo digareetadii ama  wax Allaalle iyo wixii ay Wasaaradda beeraha ay lahad 1950 ilaa 1990“

Ku simaha Wasaiirka ahna Wasiir Ku-xigeenka qorsheynta Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali, ayaa agaasimayaasha guud ee Wasaarddaha dowladda ka codsaday in ay soo gudbiyaan qorshaha Wasaraddaha si loogu  biiriyo hormarinta qorshaha Qaranka oo sanadka dhaxdiisa la soo bandhigi doona cutubkiisa ugu horeeyo.

Previous Post

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay dadaallada dowladda ee xagga dib u heshiisiinta

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen maxaas horleh

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen maxaas horleh

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen maxaas horleh

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In