Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay abaaraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay abaaraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay isa soo tarayaan gurmadka la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha iyo biyo yarida ka jirta deegaanno ka tirsan goballada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa qaar ka mid ah haweenka magaalada Gaalkacyo ay gaarsiiyeen gurmad samafal ah oo isugu jira baco iyo raashin boqalaal qoys oo ku nool deegaanno hoostaga degmada Gelinsoor ee Gobalka Galguduud, kuwaasi oo ay saameeyn dhanka nolasha ku yeesheen abaaraha iyo biya yarida ka taagan deegaannada dhanka waqooyi kaga began degmada Gelinsoor

Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow oo ka mid aheyd haweenka gurmadka gaarsiiyay dadka tabaaleeysan ee ku nool deegaanadaasi ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixisay gurmadka samafalka ah cidda iska kaashatay waxa ayna tiri

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Waxaan halkaan soo gaarsiinay deeq ay soo dhiibeen gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka,  waxay soo dhiibeen lacag, anaguna lacagtaasi ayaan waxaan ugu soo gadnay raashin iyo baco ay hoy ka dhigtaan, waxaana gaarsiinay dadka ku nool deegaanada kala ah deeqlay, Gufaac,  Bacaha iyo ceel muudaan, waxaana geynaya afartaas goobaad oo ay joogaan dadkii ka soo barakacay deegaanka Kaxandhaalke”.

Qaar ka mida dadkii la gaarsiiyay gurmadka ayaa uga mahadceliyay gabdhaha Soomaaliyeed ee usoo gurmaday, iyagoo sheegay in ay wali jirto baahiyo far badan oo ay codsanayaan in laga caawiyo

Deeqdan samafalkaa ayaa qeyb ka ah gurmad loo sameeynayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo biyo yarida ka jirta qeybo ka mid ah goballada dalka Soomaaliya

vlcsnap-2016-04-13-12h29m55s131 vlcsnap-2016-04-13-12h30m07s5 vlcsnap-2016-04-13-12h30m31s240 vlcsnap-2016-04-13-12h30m42s68 vlcsnap-2016-04-13-12h30m51s171 vlcsnap-2016-04-13-12h31m58s59 vlcsnap-2016-04-13-12h32m13s226 vlcsnap-2016-04-13-12h32m28s130 vlcsnap-2016-04-13-12h32m59s179 vlcsnap-2016-04-13-12h33m21s133 vlcsnap-2016-04-13-12h33m36s43 vlcsnap-2016-04-13-12h33m52s204 vlcsnap-2016-04-13-12h34m02s51

W/D Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (C/risaaq Galkacyo)

Previous Post

Pentagon: 12 al-Shabab ah ayaa lagu diley Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed oo shaaciyay in todobaadyada soo socda la fulin doono howlgallo ka dhan ah Shabaab

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed oo shaaciyay in todobaadyada soo socda la fulin doono howlgallo ka dhan ah Shabaab

Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed oo shaaciyay in todobaadyada soo socda la fulin doono howlgallo ka dhan ah Shabaab

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In