Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Odowaa “Xukuumadda waxay diyaar u tahay xalinta wixii tabasho ah ee ka jira maamulka Hirshabeelle”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Odowaa: Kulamadii Madaxweynaha ee B/weyne guul ayey ku soo dhamaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciddii tabasho ka qabta dhismaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ay la xaajoon doonaan, si loo helo dowlad goboleed ay ku mideysanyihiin bulshada degta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Wasiirka Arrimaha gudaha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo hadal kooban ka jeediyay xafladdii dhaarinta Xildhibaannada cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa xusay inay u joogaan xalinta wixii cabasho tirsanaya, isagoo tallaabo wanaagsan ku tilmaamay geedi socodka shirka.

Related posts

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026

“Hambalyo Xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabeelle ee la dhaariyay, waxaa idin horyaalo howlo muhiim ah, waxa ka mid ah doorashada Guddoonka Sare ee Barlamaanka Dowlad goboleedka, Dooraashada Madaxweynaha iyo Madaxweyna ku xigeenka waliba ka hor 15 ka bishan iyo soo xulista Xildhibaanada aqalka sare ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matalaya Barlamaanka Federaalka”ayuu yiri Wasiir Odawaa

Previous Post

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee maamulka HirShabeelle

Next Post

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo kulankooda ugu horeeya ku leh Jowhar

Next Post
Xildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle oo la dhaariyay

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo kulankooda ugu horeeya ku leh Jowhar

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
0

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga...

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In