Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad bax ka dhanka ah dilalka qorsheysan oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dibad bax ka dhanka ah dilalka qorsheysan oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibad bax ay soo agaasimeen bahda Waxbarashada oo  lagu diidan yahay dilalka qorshaysan ee loogu gaysanayo Degmada  dadka indhaha u ah bulshada ayaa lagu qabtay garoonka Kubadda cagta ee Roobda’ay  ee magaalada Caabudwaaq, waxaa  kala qayb galay Bahda waxbarashada oo banaanbaxa soo agaasimay, Waalidiin iyo ardayda wax ka barata Iskuulada degmada iyo Jaamacadda Galgaduud

Dadka dhigayay mudahaardka maanta oo u badnaa bahda waxbarashada ayaa ka caroodey dilkii ugu dambeeyay oo si gaara u saameeyay Bahda waxbarashada kaasi oo loogu gaystay Degmada 27.kii bishan Macalin Khadar Maxamuud Axmed oo kamid ahaa macaliniinta Iqra iskuul.

Related posts

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026

Madaxa Arimaha Bulshada ee maamulka degmada Muuse Maxamed Axmed (Muuse Inji) oo ugu horeyn ka hadlay Banaanbaxa ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka macalinka iyo dilalkii ka horeeyay

Qaar kamid ah Maamulayaasha Dugsiyada Waxbarashada, Macalimiin, Waalidiin iyo Ardayda ayaa dhankooda si isku mid ah uga hadlay Banaanbaxa maanta, iyaga oo muujiyey dareenka uu ku reebay dilkii Macalin khaddar loogu geystay degmada khamiistii ina dhaaftay

Ugu Dambayn madaxa Waxbarashada degmada Cabdinasir Caga-weyne oo ka qayb galay banaanbaxa maanta ayaa shegay in mudo sadex cisha ah ay xirnaan doonaan gobaha waxbarashada si loogu baroordiiqo Macalin Cabdikhadar Maxamuud Axmed oo ka mid ahaa macalimiinta degmada

DSCN8466 DSCN8477 DSCN8480 DSCN8481 DSCN8482 DSCN8487 DSCN8493 DSCN8495 DSCN8497 DSCN8498 DSCN8499 DSCN8500 DSCN8503 DSCN8513 DSCN8517 DSCN8520 DSCN8522 DSCN8524 DSCN8528 DSCN8532 DSCN8534 DSCN8535 DSCN8537 DSCN8540 DSCN8545 DSCN8550 DSCN8555 DSCN8565 DSCN8568 DSCN8580 DSCN8582

C/kariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo furay kalfadhiga 38aad ee Baarlamaanka

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalada Xuutiyiinta ay ku ridayaan magaalada barakeysan ee Makka Almukaramah

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalada Xuutiyiinta ay ku ridayaan magaalada barakeysan ee Makka Almukaramah

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In