Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee ee la dagaalanka la nolaanshiyaha dambi laga galay Weriyeyaasha, iyadoo uu Wasiirku arrintan ka soo saaray Warsaxaafadeeed.
Lifaaqa Hoose ka eeg, warbixinta.