Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo amni xaqiijin ah oo xalay laga fuliyay isgoysyada Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Hawlgallo baaxad leh oo ka socda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan oo ahaa mid lagu xaqiijiyay amniga caasimadda, maadama lagu qaban doono doorashada guddonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa waxa ay ciidamada ka sameynayeen 52 Isgoys ee caasimadda, kuwaasi oo ku baarayay gaadiidka iyo dadweynaha halkaasi isticmaala.

Taliyaha Qeybta guud ee booliska G/Banaadir Jeneraal Bishaar Abshir Geeddi oo uu wehliyo taliyaha qeybta Waliyow Cadde ayaa waxa ay kormeeren  isgoysyada ay ciidamada howlgallada ka sameynayeen, iyadoo aad arkeyso sida ay cidamada booliska ugu howlanyihin sugidda iyo xaqiijinta amniga caaasimadda, waxana ay baarayeen gaadiidka iyo dadweynaha.

Related posts

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal cirka ah oo ka dhacay Hiiraan

July 18, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026

Intaas kadin taliyaha ayaa Warbaahinta Qaranka kula hadlay Isgoyska KM4 isagoo ka warbixiyay ujeedka howlgalka.

Sidoo kale Taliyaha ayaa shaaciyay in magaalada aan lagu dhex arki karin ciidamado hub sita oo ka baxsan ciidamada isku dhafka ah ee loo qorsheeyay sugidda amniga, isagoo shirkadaha ka diiwaan gashan Wasaaradda amniga aysan hub waa weyn ku dhex wadan karin gudaha magaalada….

Howlgalada amniga lagu xoojinayo ayaa qeyb ka ah sidii loo sugi lahaa amniga goobaha ayka dhaceyso doorashooyinka oo ay ugu so horeeyan doorashooyinka labada aqal ee dhawaan lagu qaban doono caasimada, kuwaasi oo ay xigi donaan doorashada gud ee gudoonka iyo kan madaxtinimada dalka.

 

Previous Post

Daawo Sawirrada Goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada Baku

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal cirka ah oo ka dhacay Hiiraan

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan...

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In