Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka oo ka mid noqday xildhibaannada cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka oo ka mid noqday xildhibaannada cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa ka mid noqday Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, markii uu tartan adag oo dhex maray kaga guuleystay 28 cod, Musharaxa la loollamayay ee C/casiis Cusmaan Yaroow oo isna helay 23 cod.

Sidoo kale waxaa iyana doorashooyinkii Beelaha Banaadiriga ee Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho kusoo baxday Fahmo Axmed Nuur, oo  Tuuma Cusmaan Nuur kaga guuleysatay dhammaan 51-gii Cod.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026
Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Koofur Galbeed oo maanta soo afjarayo doorashadii ka socotay Baydhabo.

Next Post

Maamulka Koofur Galbeed oo maanta soo afjarayo doorashadii ka socotay Baydhabo.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In