Waxaa iminka si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya, waxaana uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cismaan Cilmi Boqore.
Toos ula Soco Doorashada Gudoomiyaha.
SNTV NEWS