Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee dawlad goboleedka Galmudug.

Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ku soo dhaweeyay Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka, saraakiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxwaynaha Galmudug C/kariin oo saxaafadda la hadlay ayaa soo jeediyay in amniga deegaanada Galmudug laga taxadaro loona hoggaansamo amarkiisii ahaa xaaladda deg degaa ah.

Sidoo kale madaxwaynaha Galmudug ayaa ka hadlay xaaladaha abaareed ee ka jira deegaannada Galmudug, isagoo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaartu saamaysay.

IMG_0273 IMG_0281 IMG_0283 IMG_0290 IMG_0301 IMG_0308 IMG_0314 IMG_0317 IMG_0318 IMG_0329

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA DOORASHADII GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Baarlmaanka Ee Maanta La Doortay

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Baarlmaanka Ee Maanta La Doortay

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Baarlmaanka Ee Maanta La Doortay

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In