Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fulinta Qorshaha Qaranka oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka looga hadlyay  qaabka loo fulin karo qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamaiga, aqoonyahanno Soomaaliyeed oo wax ka dhiga Jaamacadaha dalka qaarkod iyo Masuulayiin kale.

Mas’uulayiinta ka qeybgalay kulanka ayaa wax ay is dhaafsadeen aragtiyo ku aadan sida looga  faa’iideysan karo mashaariicda ku jira qorshaha Horumarinta Qaranka iyo Hanaanka loo fulin karo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali ayaa

“Shirkan maanta waxa uu ku saabsanaa sida loo fulin karo qorshaha horumarinta Qaranka iyo Qolooyin aan dooneyno  in ay naga saacidaan tababbarka, isla markaana xagga fulinta ay noqoneyso Wasaaradda oo ah maskaxda iyo cilmiga aan u wadno inay  dalka mashaariicda Qaranka laga hirgeliyo, macalimiinteena way naga qeybgaleen” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Mudane Cabdullaahi.

sanadkan 2017 ayaa waxaa si rasmi ah u bilaawday hirgalinta qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo iminka ay bilaatay  tababbarka iyo qaabka loo fulin karo qorshaha.

Previous Post

Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Sacuudiga “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Senegal oo yimid xuduudda Gambia si cadaadis loo saaro Madaxweyne Yahya Jammeh

Next Post
Ciidamada Senegal oo yimid xuduudda Gambia si cadaadis loo saaro Madaxweyne Yahya Jammeh

Ciidamada Senegal oo yimid xuduudda Gambia si cadaadis loo saaro Madaxweyne Yahya Jammeh

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In