Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska ciidanka badda oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Xuska ciidanka badda oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

cidanka bada

Munaasabadan loogu dabaal degayay 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda Soomaaliya oo ku beegan 10-kii bishan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxana ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa badda.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Munaasabadda ayaa ciidanka badda Soomaaliya waxa ay goobta ku soo bandhigeen gaaddo ka cayaar, iyadoo taliyaha ciidanka badda uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka.

Admiral Madeey Nuuroow Sheekh Ufuroow Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya oo munaasabada hadal kooban ka jeediyay ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada badda iyo xaasaskooda, isagoo sanadkan kiisa kale u rajeeyay inay ku gaaraan horumar iyo baraare.

“Waxaan hambalyo u dirayaa saraakiisha, saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda iyo Xaasaskooda munaasabadda 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda, waxaa jirta qalab ciidan oo dhanka badda oo aan rajeyneyno inaan dhawaan helno, si aan u xoojinayo ilaalinta xeebaha dalka”ayuu yiri Taliyaha ciidanka badda.

10-kii bishii Febaraayo ee sanadkii 1965-kii waxaa si rasmi ah loo aas-aasay Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya.

Previous Post

Taliyaha ciidanka cirka oo u hambalyeeyay ciidamada cirka 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka

Next Post

Madaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar

Next Post
Madaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar

Madaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In