Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan amniga caasimadda looga hadlayay oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Kulan amniga caasimadda looga hadlayay oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta  Dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalad Muqdisho , waxaana kulanka looga hadley adkeynta ammaanka caasimadda iyo doorka ay ku leeyihiin ciidamada booliska.

Taliye ku-xigeenka koowaad ee ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ugu horeyn salaam sharraf ka qaatey ciidamadii booliska ee ku sugnaa xarunta booliska, intaas kaddibna waxaa kulanka aad loogu ammaanay ciidamada booliska oo doorweyn ka qaatey xaqiijinta ammaanka goobtii lagu qabtey doorashadda Madaxweynaha oo ahayd xaruntii ciidamada cirka ee Afasiyooni.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Intii kulanka uu socday waxaa goobta gaada ka cayaar ku soo bandhigay qaar ka mid ah ciidamada booliska.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ciidamada booliska kula dardaarmey in ay ka shaqeeyaan nabad gelyada isla markaana la yimaadaan hab dhaqan wanaagsan oo ay kula dhaqmayaan shacabka gobalka Banaadir.

“Waxaan ugu baaqayaa ciidamada booliska in ay laba jibaaraan adkeynta ammaanka caasimadda, isla markaana ay hab dhaqan wanaagsan kula dhaqmaan shacabka ay ka dhex shaqeeyaan”ayuu yiri Taliye ku xigeenka  koowaad ee ciidanka booliska.

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa doorweyn ka qaata Nabadgelyada caasimadda Muqdisho, iyagoo dhinaca kale la shaqeeya shacabka magaalada si la isku xiro hey’addaha ammaanka iyo dadweynaha.

vlcsnap-2017-02-16-13h28m01s275 vlcsnap-2017-02-16-13h28m35s730 vlcsnap-2017-02-16-13h29m29s672 vlcsnap-2017-02-16-13h29m54s362 vlcsnap-2017-02-16-13h30m50s249 vlcsnap-2017-02-16-13h43m08s201  vlcsnap-2017-02-16-13h43m42s390 vlcsnap-2017-02-16-13h43m52s470

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah ka helay Amiirka Dowladda Kuwait

Next Post

DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Next Post
DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In