Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fowsiyo Axmed oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo bogaadisay Madaxweynaha cusub “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Fowsiyo Axmed oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo bogaadisay Madaxweynaha cusub “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Farmaajo 1

Fowsiyo  Axmed Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa dalka Canada, ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan xafladda caleemo saarka ah ee maanta ka socoto magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, Is lamarkaana lagu caleemo saarayo Madaxweynaha la doortay ee Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Fowsiyo oo la hadashay Radio Muqdisho iyada oo ku sugan magaalada Ottowa ayaa tilmaamay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ay sameeyeen isu soo baxyo ay ku taageerayaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, waxaana ay intaa ku daray in Jaaliyaddu ay marwaliba garab taagantahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, si looga wada shaqeeyo horumarka dalka.

“Waxaan hambalyo iyo bogaadin halkan ugu dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maanta waa maalin taariikh ah, waan soo dhaweyneynaa xafladda lagu caleema saarayo Madaxweynaha, aad iyo aad ayaan u soo dhaweyneyanaa, waa maalin weynta maanta oo ay ku beegantahay 22-ka Febraayo” ayay tiri Fowsiyo.

Fowsiyo  Axmed Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa dalka Canada ayaa shaaca ka qaaday in xafladda caleema saarka Madaxweynaha kadib ay markale qaban doonaan xaflad lagu taageerayo Madaxweynaha cusub, waxaana ay intaa ku dartay inay diyaar u yihiin la shaqeynta dowladda cusub.

Fowsiyo ayaa sheegtay inay wadaan qorshe ay kaga qeyb qaadanayaan abaaraha ka jirta dalka ee saameynta ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Fowsiyo  Axmed Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa dalka Canad ayaa shaqaaleysiiyay in ka badan 40 dhallinyaro Soomaali ah, maadaama ay leedahay goobo ganacsi oo ay uga faa’iideysay in Soomaalida dalkaasi ku nool ay ka shaqeeyaan xarumaha ganacsi ee ay Fowsiyo leedahay.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/02/Wareysi-Fawsiyo-Axmed-Calii-iyo-maryan.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In