Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble, ku xigeenkiisa Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe, Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Cismaan Barre iyo ku xigeenadiisa, xubnaha golha wakiilada Hirshabeelle, Xubno Golaha Wasiirada Maamulka iyo Guud ahaan shacabka Reer Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ee uu Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay xilkaasi.

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle waxay si weyn ugu hambalyeyneysaa Ra’isul wasaaraha cusub oo ay aaminsantahay in uu yahay shaqsi aqoonyahan ah oo dalka u horseedi kara nabad iyo xasilooni, waxaana alla ay uga baryeynaa in uu ilaah u fududeeyo xilka culus ee loo doortay” Ayuu Yiri Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

“Anigoo  marka hore ka faa’idaysanaya  fursadani waxaan hambalyo u dirayaa Ra’iisul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre, waxaan sidoo kale ku boorinayaa shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan inay u soo duceeyaan, oo garab istaagaan madaxdooda, niyadana u dhisaan, Baarlamaankana waxaan ka codsanaynaa in ay an sixiyaan ra’iisul wasaaraha si uu u sii wado howlaha horyaalo.”. ayuu sii raaciyay Hadalkiisa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo sii hadlay ayaa ammaan balaaran u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuuna ku tilmaamay in uu yahay shaqsi wadani ah, ayna ka go an tahay in dalka uu gaarsiiyo Nabad iyo hormar waarta, waxaana umadda Soomaaliyeed aan ku boorinayaa in sida ay u taageereen dowladani cusub ay u taageeraan si buu yiri aan u soo ceshano karaamada aan ku laheyn caalamka, waxaana uu balanqaaday ka maamul Hirshabeelle ahaan ay garab taaganyihiin dowladani cusub ayna si wanaagsan ay ula shaqeyn doonaan.

Previous Post

Dowlad goboleedka Galmudug oo hambalyo u dirtay Ra’iisul Wasaaraha cusub

Next Post

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra'iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq "SAWIRRO"

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In