Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaybtii saddexaad qaxooti laga soo qaaday Caden oo ku wajahan Barbera “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qaybtii saddexaad qaxooti laga soo qaaday Caden oo ku wajahan Barbera “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Axmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen laga soo qaaday, kuwaasi oo la filayo in markabka sida uu ku soo xirto Dekadda Berbera, waxaana ay tirada dadka la soo qaaday ay gaareysaa 137 qof.

Axmed Suudaani oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa yiri “Colaadda weli wey taagantahay mana jirto wax heshiis ah oo ay gaareen labada dhinac ee isku haya dalka Yemen, marka waxaa jirta qaxooti Soomaaliyeed oo ku xaniban dalka Yemen, kuwaasi oo aan qorsheyneyno inaan Cadan ka soo qaadno oo aan Berbera keeno, halkaasi ayaana diyaarad looga soo qaadayaa si loo keeno Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho”

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Halkan ka dhageyso Wareysiga 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/03/WAREYSI-QUNSULKA-GUUD-EE-CADAN-MUD-AXMED-CABDI-XASAN.mp3

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha Haweenka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro

Next Post
Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro

Hey'adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In