Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Asluubta oo sheegay inay dib u dhis ku sameynayaan xaruntii taliska ee KM7

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Asluubta oo sheegay inay dib u dhis ku sameynayaan xaruntii taliska ee KM7
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan  ayaa sheegay inay dib u dhisayaan Xaruntii Taliska uu ku lahaa KM7 ee magaalada Muqdisho, kaddib markii  uu kormeer ku tegay halkaasi.

Jeneraal Xuseen Xasan Cismaan oo kormeeray Xafiisyadii ay ku shaqeyn jireen Saraakiisha iyo Ciidamada Asluubta ayaa sheegay in dib u habeynta Xaruntaan ay wax badan ka tari doonto dar dargalinta howllaha horyaalla ciidamada Asluubta.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

“Waxaan dib u dhiseynaa Xaruntaan, waxaa gaaray burbur xooggan, inaga oo kaashaneyna Hay’adaha Caalamiga ee na kaalmeeya iyo Dowladda ayaa rabnaa in aan dib u dhis ku sameyno xaruntan” ayuu yiri Taliya Ciidanka Asluubta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa dhan kale ka digay iibsashada hantida Asluubta oo ay ka mid tahay dhismayaashii uu lahaa Taliska, isaga oo xusay in cid kasta oo isku deyda arrintaasi ay tallaabo ka qaadayaan .

“Waxaan kale oo aan halkaan ka cadeynayaa in aan aqbali doonin hantida Asluubta oo ay ka mid tahay xarumaha in la dego ama la iibsado cid kasta oo ku howlan kama aqbaleyno” ayuu hadalkiisa ku daray.

Waa booqashadii ugu horeysay ee uu Taliyaha cusub ee Ciidamada Asluubta Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan  ku tego Xarunta Taliska tan iyo markii uu la wareegay toddobaad ka hor.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo furay shir u dhexeeya dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha dowladda Hoose ee Xamar

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha dowladda Hoose ee Xamar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha dowladda Hoose ee Xamar

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In