Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Beledweyne oo sheegay inay hirgeliyeen kaamam dadka lagu quudiyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii xoogeysatay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Maxamed Axmed Food Cadde ayaa sheegay in kaamam dadka abaarta saameysay lagu quudiyo ay ka hirgeliyeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii uu tilmaamay inay jireen dad u dhintay abaarta darteed.

Guddoomiyaha oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qoysas badan oo abaartu saameysay ay soo gaareen Beledweyne, waxaana uu intaa ku daray in magaalada ay ka hirgeliyeen xarumo dadka soo barakacay lagu quudiyo oo ay ku siiyaan cunto bisil, maadaama ay xaalado adag oo xagga nolosha ah ay ku suganyihiin qoysaska barakacayaasha ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Maxamed Axmed Food Cadde ayaa tilmaamay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay xalay degmada ku dileen Nabadoon caan ah, isagoo intaa ku daray inay ku raad joogaan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen kooxihii ka dambeeyay dilka Nabadoon Mustaf Maxamed Dhicisow.

 

 

Previous Post

Shir Looga Hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Jawaahir Baarqab “Haweenku waxay gacan weyn ka qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab”

Next Post
Jawaahir Baarqab “Haweenku waxay gacan weyn ka qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab”

Jawaahir Baarqab "Haweenku waxay gacan weyn ka qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In