Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in caawa bisha Ramadaan ay kow tahay “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Isku aadka tartan cilmiyeeka bisha Ramadaan oo la soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in caawa ay bisha kowtahay, isla markaana maalinta beri ah la soomayo.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

“Horey waxa ay Wasaaradda Awqaafta iyo Culimaa’diin ay ka midyihiin Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sheekh Soomow iyo Sheekh Cali Maxamud Dheere waxa ay u sugeen in bisha shacbaan ay dhalatay Khamiis, sidaa darteed caawa oo Sabti ah waa Habeen Ramadaan ah, waxaana ay caawa sugnaatay dhalashada bisha Ramadaan” ayuu yiri Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Awqaafta.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan ayaa sheegay in dalka oo dhan laga arkay bisha Ramadaan, isla markaana guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uu ugu bishaareynayo in caawa ay tahay kowda bisha Ramadaan.

Halkan dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/05/sh-maxamed-aaden-khayrow-xogahayaha-joogtada-ah-ee-w-awqaafta-iyo-arrimaha-din.mp3

Previous Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo furay waddooyin muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (Yuusuf Garaad)

Next Post
Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (Yuusuf Garaad)

Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (Yuusuf Garaad)

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In