Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabadda 1-da Luulyo ee xalay lagu qabtay Garoowe.
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...



































































