Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba marka laga reebo habeenka Jimcaha ka baxa Radio Muqdsiho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya 09:30PM Fiidnimo ayaa caawa intiisa badan looga hadlay heshiiska ay dowladda Soomaaliya la gashay Hindiya oo ay kula soo wareegeyso Maxaabiista Soomaaliyeed ee Dalkaas ku xiran.
Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโaadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...












