Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho uga qeyb galay shir ku saabsan Iskaashiga Baarlamaanka FS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho uga qeyb galay shir ku saabsan Iskaashiga Baarlamaanka FS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026

Ujeedada shirkan wada tashiga ah ayaa ah sameynta isu duwida iyo iskaashiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada, waxaana shirkan oo uu shir guddoominayay kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka, sidoo kale ka qeyb galay gudoomiyaaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada ,xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta Qaramada Midoobay iyo madaxda Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP oo shirkan soo qaban qaabisay.

Shirkan oo qeyb ka ah mashruuca taakulaynta Baarlamaanada ee UNDP shalay oo uu furmay waxaa looga hadlay arimaha istaraatiijiyada oo ah labada aqal ee dalka iyo sharci dejinta federaalka iyadoo maanta oo uu galay maalintii labaad ayaaa waxaa diirada lagu saaray arimo ay ka mid yihiin isku duwida sharciyada ,aas-aaska madasha afhayeenada qaranka ,sare u qaadida awooda xirfadeed iyo wadaagidda macluumaadka iyo arimo kale.

C/kariin Xaaji Cabdi ‘’Buux’’ oo ah xoghayaha guud ee golaha shacabka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shirka maanta uu ku saabsanaa in gudoomiyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada laga dhageysto qorshayaashooda ku saabsan horumarinta baarlamaanada dowlad goboleed kasta iyo qodobo kale oo ay ka qeyb galayaashu ka wada hadleen.

Arimaha istiraatiijiyada baarlamaanada dowlad goboleedyada ,taakuulaynta baarlamaanka soomaaliya iyo qodobo kale ayaa looga doodi doonaa shirkan oo lagu wado in isla maalinta beri ah lasoo gaba gabeeyo.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare”Waxaan bilaabi doonaa Barnaamijyo Bulshada aan ugu ifineyno shuruucda dalka”

Next Post

FAALLO:- Gulufka Xoogga Dalka iyo ciribtirka haraadiga Al-shabaab

Next Post
FAALLO:- Gulufka Xoogga Dalka iyo ciribtirka haraadiga Al-shabaab

FAALLO:- Gulufka Xoogga Dalka iyo ciribtirka haraadiga Al-shabaab

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In