Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay inay isku Duubnaadaan oo ay la shaqeeyaan Ciidanka Ammaanka

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne farmaajo oo kormeeraya Xarumaha Ciidanka Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay isku Duubnaadaan oo ay ka shaqeeyaan dib u dhiska Wadankooda.

Maanta oo Jimco ah ayaa fariin lagu daabacay Bogga Facebook-ga ee Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale loogu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidammada Ammaanka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026

HALKAAN KA AKHRISO FARIINTA MADAXWEYNAHA.

Asalamu Calaykum Walaalayaal

Maalinta Jimcuhu waxay kamid tahay maalmaha ugu qaalisan ummadda Muslimka ah, waana maalmaha la badiyo cibaadada iyo xidhiidhinta qaraabada.

Waxaan maalintan qiimaha badan uga faa’iidaysanayaa dhammaan Shacabka Soomaaliyeed inay isku duubnaadaan oo aynu ka fekerno aayeheenna iyo sidaan uga shaqayn lahayn mustaqbalka carruurteenna iyo dib udhisidda dalkeenna.

Shacabka waxaa looga baahanyahay in ay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka ayna garab siiyaan si ay u gutaan waajibkooda. Sidoo kale Hay’adaha dowladdu waa in ay kasoo baxaan xilka saaran oo ay u adeegaan Shacabka sida ugu hufan uguna degdega badan.

Maalinta Jimcaha waxaa ku jirta saacad ducada la aqbalo ee walaalayaal aan u ducayno dadkii usoo halgamay dalkeenna iyo in ilaahay qalbiyadeenna burcad isku mariyo caqligeenna iyo xooggeennana mideeyo, Aamiin.

Jimce Wanaagsan.
#NabadIyoNolol

Previous Post

Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Max’uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Next Post

Mudane ka tirsan Golaha Shacabka JFS oo dhalinyarada Jubbalad la yeeshey kulan dhiiro gelin ah

Next Post
Mudane ka tirsan Golaha Shacabka JFS oo dhalinyarada Jubbalad la yeeshey kulan dhiiro gelin ah

Mudane ka tirsan Golaha Shacabka JFS oo dhalinyarada Jubbalad la yeeshey kulan dhiiro gelin ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In