Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Heliwaa oo qabtay barnaamij muhiim u ah bulshada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Heliwaa oo qabtay barnaamij muhiim u ah bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Heliwaa ayaa suurta geliyay in xarunta Degmada lagu qabto Barnaamijka Aragti wadaaga Hiigsiga Caasimadda  kaasi oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Degmada.

Sidoo kale Barnaamijka waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Maamulka Gobolka Benaadir oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Benaadir Mudane Cabdullaahi Cilmi Xaaji Erag, kuwaasi oo warbixinno ka dhageystay dhamaan dadkii ka soo qeyb galay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

Guddoomiya Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo in Madaxda Maamulka Gobolka Benaadir ay dhagesytaan baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan shacabka degmada,  isla markaana uu maamulkiisa gacan ka geysan doono sidii uu u dabooli lahaa intii karaankiisa ah.

Barnaamijka waxaa diirada lagu saaray baahiyada aasaasiga ah ee ka jira gudaha Degmada Heliwaa, waxaana maamulka Gobolka Benaadir uu balan qaaday in si deg deg ah looga soo jawaabi doono dhamaan baahiyada laga dhawaajiyay ee ka jira gudha degmada Heliwaa.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in ay bilaabayaan howlgallo lagu sifeynayo Al-shabaab.

Next Post

Wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabatay

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabatay

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In