Sidoo kale Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa kulanka intii uu socday xilkii ka qaadeen Xisaabiyihii hore Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ,waxaana soo jedisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,sida uu qabo sharciga.
Waxaa shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada,Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre,iyagoo kaga hadlay dardargelinta howlaha horyaala Xukuumadda Soomaaliya.
SONNA