Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Janaraal Muungaab oo 3-kun o Dollar ugu deeqay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Janaraal Muungaab oo 3-kun o Dollar ugu deeqay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyihii horre ee Gobolka Banaadir Jeneraal Maxamed Xuseen Muungaab oo xalay kasoo qeyb galay kulan loogu baroordiiqayay dadkii Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay Qaraxii 14-kii bishaan maleeshiyaadka arxanlaawayaasha ugus ugu geesteen dad shacab ah Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa waxa u goobta ka jeediyay kalmado isugu jiro tacsi uu la wadaagayay dadkii ay eheladooda ku dhinteen musiibada halkaasi ka dhacday iyo guulaha ay ciidamada xasilinta amniga Muqdisho gaareen.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

”Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan Ummada Soomaaliyeed shacab iyo dowlad gaar ahaan eheladii qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen muwaadiniintii Soomaaliyeed marxuumiinti lagu xasuuqay 14kii bishaan gumaadki ka dhacay isgoysa Soobe ee magaalada Muqdisho, waxan lee yahay illahay ha u naxariisto intii dhimatay intii ku dhaawacatayna illahay ha bogsiiyo waxay ahayd musiibo qaran oo ay geysteen cadawga soomaaliyeed cadowga hormarka umadda soomaaliyeed, intaas kadib waxan rabaa inan halkaan uga mahad celiyo shacabka soomaaliyeed iyo madaxdeenna oo si wanaagsan u muujiyay gurmadkii ay u fidiyeen dhibanaayshi ay xasuuqeen shabaabka, waxan kaloo u mahad celinaya dowladihihii ino soo gurmaday dhaawacana ino qaaday, aniga waxan aaminsanahay in argagixisida ay manta weysan yihiin meel ay gumaad ka dhigtaan waxan aad iyo aad u bogaadinaya ciidamada xasilinta amniga muqdisho oo beegsaday argagixisada markii ay iska dhicin waayeen ayey maciin bideen iney shacabka masaakiinta ay ka aargoostaan oo ay si barer ah u gumaadan”. ayuu yiri Mudane Mungaab.

Gudoomiyaha ayaa saddex kun oo dollar ugu deeqay dadkii dhaawaca kasoo gaaray Qarax Soobe ee ay ka danbeeyen kooxda uurdooxatada ee Ugus.

Gadoomiye  Jeneraal Maxamed Xuseen Muungaab aya kamid ahaa gadoomiyayaashi soo maray gobolka banaadir ee waxqabadka muuqda laga dhaxlay intii u joogayna waxa lagu xasuusta mashruuci dariseenta caasimadda oo ilaa sagaal dagmo laga dhaqan galiyay.

Wariye: Mowliid hassan

Previous Post

Guddiga Shaqaalaha rayid Dowladda oo lacag deeq ah ku warreejiyey Guddiga gurmad qaran

Next Post

Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka oo Hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday “Sawirro”

Next Post
Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka oo Hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday “Sawirro”

Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka oo Hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday “Sawirro”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In