Warmurtiyeed kaso baxay shirweyne qatay mudo labo maalin ah oo ay ka qayb galen wasiirka wasaaraadda dhalinyarad iyo spoortiga xukuumadda federaalka somaliya iyo kuwa Maamul goboleedayada kajiraha dalka ayaa lagu so gabgabeyaay magaalada Kismaayo ee maamulka goboleedka Jubaland.
Waxana loga ariinsanyaay wada shaqeynta ay yeelnayaan wasaaraaddah dhalinyarada iyo spoortiga maamul goboleedayda dalka iyo wasaaraada dalinyarada iyo spoortiga xukuumaada somaliya