Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka 37aad ee Midowga Idaacahada Dowladaha Carabta oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shirka 37aad ee Midowga Idaacahada Dowladaha Carabta oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka 37aad ee Midowga Idaacadaha dowladaha Carabta ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Tunis ee caasimadda Dalka Tunisia, kaasi oo looga hadlayay horumarinta Warbaahinta Carabta iyo sidii loo tayeyn lahaa.

Kulanka oo mid sanadkiiba mar la qabto isla markaana socday 11-ka ilaa iyo 13-ka oo ah muddo saddex cisho ayaa waxaa lagu casuumay oo ka qeyb galay Agaasimeyaasha Idaacadaha iyo Telefishinada dowladaha Carabta, quburo, Wakiilo ka socday ururada iyo xubno matalayay Hay’adaha Warbaahinta Yurub oo shirka lagu casuumay.

Related posts

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026

Gabo gebada shirka waxaa laga soo saray Warmurtiyeed, kaasi oo lagu cadeeyay taageero ay siinayaan Madaxdii shirka ka qeyb gashay Warbaahinta Soomaaliya, gaar ahaan qalab iyo tababarid shaqaale, si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfadda suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Shirka waxaa dhanka Soomaaliya uga qeyb galay Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte, oo ay ka midyihiin Eng, Fu’aad Muxudiin Khaliif, Fiidow Maxamuud Fiidow, kuwaasi oo markii uu shirka soo idlaaday kaddib kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Agaasimeyaashii shirka ka qeyb galay.

Previous Post

Golaha Shacabka oo ansixiyay Misaaniyadda Dowlada 2018

Next Post

Shirweynaha Qaran ee Xeer-Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Shirweynaha Qaran ee Xeer-Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Shirweynaha Qaran ee Xeer-Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo la soo gabo gabeeyay "SAWIRRO"

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In