Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay arday dhameysay Jaamacadda Horn Afrik oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay arday dhameysay Jaamacadda Horn Afrik oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

152 arday oo dhameystay Kulyadaha kala duwan ee Jaamaacada Geeska Afrika ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Xaflada waxa ka qeyb galay  wasiiro dowlaha waxbarashada Soomaaliya. Xildhibaano masuuliyiin kale, madaxda Jaamacadda, marti sharaf  iyo waalidiin, waxa lagu soo bandhigay riwaayad ka turjamaysay ahmiyada waxbarashada

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Agaasimaha Guud ee wasaarada shaqada iyo Arrimaha bulshad Soomaaliya maxaed Cadde Mukhtaar iyo xildhibaan Maxamed cumar Dalxa ayaa ugu hambalyeeyay ardayda qalin jabintooda

Madaxa Xiriirka Jaamacada C/xakiin Sheekh Xuseen Bashiir oo mahadc celiyay dhamaan dadkii ka soo qeyb galay xafladda ayaa tilmaamay inay jaamacadda soo dhaweynayso ardayda doonaya darajooyinka kala duwan ee jaamacadda oo ay ku jiraan Master iyo PHD oo ay kala kaashanayaan Jaamacada caalamiya oo qaarkood ku yaala dalalka Yurub

Gudoomiyaha Jaamacadda Geeska Afrika Maxamed Cusmaan Abbe sheikh ayaa sheegay inay ka go’an tahay Jaamacadda soo saarida arday tayo iyo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed.

‘ waxaan ku hambalyaynaya ardayda maanta ka qalinjabinaysa jaamacadda waxaan ku dadaalaynaa marwalba soo saarista arday waxtar keh oo bulshadooda u shaqaysa’’ ayuu yiri Gudoomiyaha Jaamacadda

Wasiiro  dowlaha waxbarashada  iyo tacliinta sare  ee Soomaaliya c/raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) oo bogaadiyay qalinjabinta arayday waxa uu tilmaamay inay  wasaaradu ka shaqeysnayso sare u qaadida tayada waxbarshada dalka.

‘ waxaan u hambalyaynayaa ardayla Qalin jabisay iyo Jaamacadda Horn Afrik, waxaan rabnaa iinaan dhiira galino jaamacadaha waqtiga adag waxbarayay ardayda Soomaaliyeed sida jaamacaddani, waxaa ahmiyadda koowaad ay siiinaysaa wasaaradda waxbarashada kor u qaadista tayada waxbarashada dalka’’ ayuu Wasiiro dowlaha waxbarashada Soomaaliya

Gabagabadii xaflada waxa shahaadooyin la gudoonsiiyay ardaydii dhamaysatay Darajada koowaad ee jaamacadda Horn Afrik ee Magaalada Muqdisho

Previous Post

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo go’aan kasoo saaray dalabkii xeer ilaaliyaha Qaranka

Next Post

R/wasaare Khayre oo hoygiisa ku booqday Senator Cabdi qeybdiid

Next Post
R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galaya Munaasabada Dabaal daga Ciidamada Booliska

R/wasaare Khayre oo hoygiisa ku booqday Senator Cabdi qeybdiid

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In