Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu dhameestiray heshiiska Galmudug iyo Ahlu sunna oo manata lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIROO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu dhameestiray heshiiska Galmudug iyo Ahlu sunna oo manata lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIROO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo Madaxda dowlad goboleedyada, mas,uuliyiin ka socota golayaasha dowladda federaalka Soomaaliyaiyo Beesha caalamka.

Munaasabadaas waxaa madaxdu ay ku bogaaadiyeen heshiiska taariikhiga ah ee labada dhinac horay ay ugu gaareen dalka Djibouti maantana lagu dhameestiray Caasimada Galmudug waxaa ka hadlay halkaas madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay dhinacyada Galmudug iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay heshiiskaas.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Madaxa xukuumadda dowlad goboleedka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ugu horeyn hadlay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in heshiiska la dhameestiro isla markaana ay diyaar u yihiin Ahlu sunna fulinta heshiiskaas oo culeesyo badan laga soo maray.

sidoo kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele xaaf ayaa ka hadlay oo isna sidaas oo kale bogaadiyay heshiiska waxaa uu uga mahad celiyay Ahlu sunna sida ay u aqbaleen in la helo Galmudug oo mid ah isla markaana hal maamul leh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kula dar daarmay dhinacyada Galmudug ee maanta heshiiska taariikhiga ah kala saxiixday iyo guud ahaan shacabka in la hormariyo Galmudug cadawgana halmeel looga soo wada jeesto waxaa uu madaxweynuhu amaanay kartida ay muujiyeen Ahlu sunna iyo Galmudug labaduba.

Previous Post

Ciidanka Asluubta oo isku diyaarinaya Sanad Guurada markii la’aas aasay

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay+Sawirro

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay+Sawirro

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay+Sawirro

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In