Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay waddo muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/Galbeed oo tababar u furay Askar ka tirsan laamaha Ammaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado xiriirisa magaalada Baydhabo iyo garoonka diyaaradaha magaaladaasi.

Wadadan ayaa cabirkeedu waxa uu gaaraya seddex km, waxaana ay ka mid ahayd wadooyinka muhiimka ah ee saameeyay bur burkii dalka ka dhacay, waxaana qarashka ku baxaya bixinaysa Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

August 1, 2026
Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

August 1, 2026

Wasiirada Wasaaradaha Maaliyadda iyo Gaadiidka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo goobta ka hadlay ayaa si sigaar ah waxa ay uga mahadceliyeen dowladda Soomaaliya, waxaana ay balanqaadeen in wadadan ay ka mid noqon doonto waddooyinka dhanka dhismaha ka tayeysan.

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhismaha wadadan ay muhiim u tahay bulshada magaalada, isagoo ku baaqay in Jaaliyadaha ay ka qeyb qaataan dib u dhiska deegaannada Koonfur Galbeed ee dalka.

 

Previous Post

Raiisul-wasaaraha oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland 

Next Post

Shir looga hadlayay saameynta abaaraha oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay saameynta abaaraha oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay saameynta abaaraha oo lagu qabtay Garoowe "SAWIRRO"

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee...

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LIBYA):-Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha uga qayb galay Shir-Madaxeedka Labaad...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In