Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Xoojineysa dadaalkeeda diblomaasiyadeed ee ku aaddan inay ku guulaysato Xilka Xoghayaha Guud ee IGAD

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo Xoojineysa dadaalkeeda diblomaasiyadeed ee ku aaddan inay ku guulaysato Xilka Xoghayaha Guud ee IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Ahmed Isse Cawad ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay dhigiisa ka soo kala jeeda dalalka Ethiopia, Kenya, Sudan, Jabuuti, Koonfurta Suudaan iyo Uganda,isagoona kala hadlay sidii ay u aqbali lahaayeen uguna codeyn lahaayeen  Dr. Abdusalam Hadliye Omer, oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo u taagan qabashada xilka Xoghayaha Guud ee  Urur Goboleedka IGAD.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Wasiirada kula kulmay Addis Ababa,halkaasi oo uu ka socda shirka fadhigiisa 32-aad ee kulanka Golaha Fulinta ee Midowga Afrika.

Related posts

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

August 11, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026

Inkastoo Soomaaliya ay xubin fir fircoon ka tahay Urur Goboleedka IGAD,ayaa hadana markii ugu horeysay waxay shaacisay iney musharax u tahay qabashada xilka Xoghayaha Guud ee Urur IGAD oo u sharxan Wasiirkii hore ee Arrimaha dibada Soomaaliya Dr. C/salaam Hadliye Omar..

Urur Goboleedka IGAD oo xaruntiisa dhexe ay tahay dalka Jabuuti ayaa lagu aasaasay aragti ka timid qaar ka mid ah Hogaamiyaashii Geeska Africa oo uu ku jiro Alle ha u naxariistoo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo booqday xarunta Dawladda Hoose ee Xamar “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika "SAWIRRO"

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

August 11, 2026
0

NAFIS 2026 waa madal qaran oo diiradda lagu saarayo maalgashiga beeraha, wax-soo-saarka cuntada iyo xoojinta amniga cuntada Soomaaliya. Shirku wuxuu...

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In