Thursday, July 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarada ay lahaayeen Militariga Ruushka oo lagu soo riday Syria

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Diyaarada ay lahaayeen Militariga Ruushka oo lagu soo riday Syria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

 Dalka Syria ayaa ku soo dhacday Diyaarad nooca dagaalka ah Sukhoi-25 oo ay leeyihiin ciidamada dalka Ruushka,taasi oo lagu soo ridey gobolka Idlib Waqooyi Galbeed dalka Syria,halkaa oo ay ka taliyaan mucaaradka dowlada Siiriya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Difaaca Dalka Ruushka ayaa lagu sheegay in duuliyihii diyaarada uusan ku dhiman burburka diyaarada balse ay dileen dagaalyahanada ka taliya deegaankaas.

Kooxaha  Hayat Tahrir al-Sham oo hore lala xiriiriyo al-Qaacida ayaa sheegatay inay soo ridey diyaaradan dagaalka ah ee laga leeyahay dalka Ruushka,xili ay Dowlada Siiriya oo taageero ka heleyso diyaaradaha dagaalka  Ruushka ay bilowday dagaalo ay la galeen mucaaradka bishii December gobolka Idlib.

Diyaarada la soo ridey ayaa la sheegay in ay ku jirtey weerar duqeyn ah oo ay ku qaadeysay magaalada Maasaran ee gobolka Idlib,iyadoo 24kii saacadood ee la soo dhaafay ay diyaaradaha Ruushka ka wadeen duqeyn gobolka Iblib sida ay sheegeen kooxaha la socoshada dalka Siiriya

Previous Post

Qaramada Midoobay oo Kenya ugu baaqday inay ilaaliso xorriyadda saxaafadda

Next Post

Malaayiin Dollar oo loogu deeqy waxbarashada wadamada saboolka ah

Next Post
Malaayiin Dollar oo loogu deeqy waxbarashada wadamada saboolka ah

Malaayiin Dollar oo loogu deeqy waxbarashada wadamada saboolka ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In