Tuesday, June 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii 2017 iyo Qorshayaasha sanadka cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii 2017 iyo Qorshayaasha sanadka cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka warbixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda ee Sanadkii 2017 iyo waxyaabaha u qorsheysan Sanadkan cusub.

Wasiir Beyle ayaa shir jaraa`id uu ku qabtay Xafiiskiisa waxaa uu kaga warbixiyay waxyaabaha la taaban karo ee Wasaaradda Maaliyadda u hirgalay sanadkii la soo dhaafay ee 2017, sidoo kalena ka hadlay qorshayaashiisa sanadka cusub 2018.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in sanadkii tagay Wasaaraddu ay guulo ka gaartay hirgalinta nidaam daahfuran oo lagu maamulayay qarashaadka soo gala dowladda, iyo bixinta mushaaraadka shaqaalaha iyo ciidamada.

Waxaa uu intaas ku daray wasiirka wasaaradda Maaliyadda in dowladda Somaaliya ay ka go’antahay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen habkii dhamaan deymaha lagu leeyahay dalka looga cafin lahaa, si midaa loogu guulaysto ayuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay bixiyaan canshuuraha taa oo ah habka kaliya ee dalku ku gaari karo isku filnaansho dhaqaale.

Wasiirka ayaa ugu dambeyn waxaa uu ka hadlay canshuurta qaadista oo ay wasaaraddu soo kordhisay, taas uu ku tilmaamay mid aanan wax u dhibeyn ganacsatada, dowladduna ay ka kaabidoonto hab maamulka dhaqaalaha dalka.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ka warbaixiyay safar uu ku tagay dalka Suudaan”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In