Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka G/Banaadir oo ka qeybgalay Munaasabad lagu taageerayay waxqabadka dowladda oo lagu qabtay Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow u ambabaxay dalka Masar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka maamulka G/Banaadir ee dhinaca Arrimaha Bulshada, gudoomiyayaal degmo, mas’uuliyiin kala duwan iyo dadweyne farabadan ayaa ka qeybgalay munaasabad uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada X/weyne islamarkaana lagu xusayay 8-da Febrayo oo ah maalintii la doortay madaxweyne Maxamed C/laahi “Farmaajo” taasoo lagu qabtay xarunta degmada X/weyne.

Boqolaal dadweyne ah oo watay boorar iyo halku dhigyo ay ku muujinayeen waxqabadka madaxweyne Maxamed C/laahi “Farmaajo’ uuna horkacayay gudoomiyaha degmada X/weyne ayaa socod ka soo bilaabay kawaanka kaluunka ee demadaasi,Β  iyagoo isugu tegay xarunta degmadaasi.

Related posts

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

July 23, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026

Kooxda fanaaniinta xidigaha degmada X/weyne ayaa halkaasi ku soo bandhigay sugaan dhaxal gal ah oo ka tarjumeysa waxqabadka dowladda madaxweyne Farmaajo sanadkii la soo dhaafay. iyadooΒ  xubno ka tirsan bulshada degmadaasi ay halkaasi ka jeediyeen hadallo ay ku taageerayaan waxqabadka dowladda.

Gudoomiyaha degmada X/weyne Cumar Shariif Jeeg ayaa halkaasi ku soo bandhigay waxqabadka Dowladda, isagoo bulshada degmadaasi ka dalbaday iney taageeraan dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna hoosta xariiqay in dowladdu muujisay waxqabad la taaban karo muddadii sanadka aheyd ee ay jirtay.

Gudoomiye ku xiegaanka maamulka G/Banaadir Basmo Caamir oo xafladaasi soo xirtay ayaa sheegtay in dowladdu kasbatay taageerada bulshada Soomaaliyeed kaddib markii ay muujisay waxqabad la taaban karo sanadki ay jirtay.

Munaasabadan ayaa ku soo beegmeysi xilli ay maanta ku beegantahay 8-Febrayo oo ah markii markii la doortay madaxweyne Maxamed C/laahi ‘Farmaajo.

Previous Post

Akadeemiyad goboleedka Af Soomaaliga oo tababar u qabatay 50 dhallinyaro ah+Sawirro

Next Post

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta oo tababar u soo xiray 50 Saxafi

Next Post
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta oo tababar u soo xiray 50 Saxafi

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta oo tababar u soo xiray 50 Saxafi

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026
0

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

July 23, 2026
0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In