Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo Ergay u magacawday dalka Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo Ergay u magacawday dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay  Antonio Guiteras ayaa u magacaabay  dalka Yeman Ergay gaar ah oo  cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay Wakiilka ugu ahaa dalkaasi Ismail Walad Shekh Ahmed.

Ergaygan cusb oo u dhashay Wadanka Taliyaaniga waxaa lagu magacaabaa Martin Garrix waana dibolomaasi Wadamo badan ka soo shageeyay.

Related posts

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026

Afhayeen u hadlay Qaraamada Midoobay ayaa sheegay in Ergayga cusub ee dalka Yeman loo soo magacaabay uu haatan hayo xilka agaasimaha fulinta Machadka Yurub u qaabilsan Nabadda, isla markaana uu yahay diblomaasi aad u xeel dheer, dhanaka wada hadalada iyo dhaxdhexaadinta arrimaha beni’aadanimada.

Ergaygii hore ee dalka Yeman Ismail Walad Shekh Ahmed oo muddo saddex sanno ah ka soo shaqeeyay Yemen, kana waday nabadeyn dhinacyada colaadda u dhaxeysa, waxa muddada xilkiisa wakiilnimo ee Yemen uu ku egyahay dhamaadka bishan ayno ku jirno ee February.

Previous Post

Ogaysiis Qandaraas Dhismo oo ay idin heyso Shirkadda SHAG

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo soo dhaweeyey qaar kamid ah dad laga soo celiyey Liibiya “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo soo dhaweeyey qaar kamid ah dad laga soo celiyey Liibiya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo soo dhaweeyey qaar kamid ah dad laga soo celiyey Liibiya "SAWIRRO"

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In