Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Asluubta oo u diyaar garoobaya xuska markii la aas aasay ciidamada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Asluubta oo u diyaar garoobaya xuska markii la aas aasay ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ku jira diyaargaroowgii ugu dambeeyay u dabaaldegidda munaasabada markii la aas aasay ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 February, ayaa maanta waxaay soo bandhigeen  gaaddo ka cayaar, kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaaji  iyo taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan, iyagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Asluubta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa boogaadiyay ciidamada howlaha ay hayaan ciidanka Asluubta, isagoo sheegay in maalinta khamiista oo ku beegan 22-ka bisha February ay ku beegantahay 48 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka Asluubta, ayna diyaar u  yihiin inay dhigaan xuska munaasabadda ciidanka.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaaji ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay in ciidamada Asluubta u diyaargabaan xuska Munaasabadooda, isagoo sheegay ciidanku inay waxyaabo wanaagsan ay ku soo bandhigeen diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ay ku jireen xuska sanad guurada aas aaska ciidanka.

Maalinta Khamiista ayey ku beegantahay 48 sano guradii ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed 22-ka February ee sanadkii1970.

Previous Post

Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo mamnuucay dhul bixinta Degmada Hobyo

Next Post

R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya “SAWIRRO”

Next Post
R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya “SAWIRRO”

R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya "SAWIRRO"

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In