Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha ciidanka Booliska

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha ciidanka Booliska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, taasi oo ay goob joog ka ahayeen Wasiirka amniga, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo mas’uuliyiin kale.

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kula dardaarmay Taliyaha Booliska in uu si hufan uu u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo igmaday.

Related posts

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

February 8, 2026
Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

February 8, 2026

Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Sareeyo Guuto  Bashiir Cabdi Maxamed ayaa horay uga mid ahaa Taliye kuxigeenada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Golaah Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa 19-kii bishan waxaa ay magacaabeen Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta, waxaana sidoo kale dhawaan xilkiisa la wareegay Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka, iyadoo sidoo kale lafilayo in dhawaan uu xilkiisa isna la wareego Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo loo magacaaby Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Previous Post

IMF Executive Board Concludes 2017 Article IV Consultation with Somalia,

Next Post

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarradii xalay ka dhacay Muqdisho

Next Post
Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarradii xalay ka dhacay Muqdisho

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarradii xalay ka dhacay Muqdisho

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

February 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar waxa uu wada-hadallo miro-dhal ah...

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

February 8, 2026
0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), iyo wafdi ballaaran...

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QAHIRA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyn meeqaamkeedu sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In