Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo Xildhibaananda ka dalbaday inay tegaan Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Tababar loo furay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Gacal Caris ayaa Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ka dalbaday inay yimaadaan magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug si loo dhamaystiri howlaha horyaala kaddib markii uu maanta ka soo dagay Garoonka Ugaas Nuur ee Caasimada Galmudug .

Guddoomiyaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa soo dhoweeyey Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi,  Xildhibaanno, Wasiiro iyo Qaybaha Bulshada soo dhowayn ka dib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Degmada Dhusamareb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle waxa uuna soo dhoweeyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug mudane Maxamed Axmed Maalin ayaa waxa uu sheegay inay u imaadeen dhamaystirka heshiisyadii Gamudug iyo Ahlusuna inta ka dhiman.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Caris ayaa waxa uu sheegay inuu Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug uu ka dalbanayo inay yimaadaan magaalada Dhusamareb si loo sii dhamaystiro Howlaha u yaala loona sii amba qaado dhamaystirka Heshiisyadii la wada galay.

 

By: Maxamed Cabdi


 

Previous Post

Madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha HSJ Soomaaliya oo ka wada hadlay ilaalinta xuduudaha gaar ahaan dhinaca Puntland

Next Post

Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “Sawirro+dhageyso”

Next Post
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “Sawirro+dhageyso”

Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah "Sawirro+dhageyso"

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In