Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay kulan casha sharaf ah u sameeyay Guddoomiyeyaasha Barlamaanada Maamul Goboledyada Dalka+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay kulan casha sharaf ah u sameeyay Guddoomiyeyaasha Barlamaanada Maamul Goboledyada Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Casha sharaftaan ayaa waxa kasoo qeyb galay sii  hayaha  Guddoomiyaha Baarlamanka dalka ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Ra,isl wasaare ku Xigeenka Dalka, Xildhibaano, Wasiiro iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane  C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyeyaasha Barlamaanada sida ay u aqbaleen casuumaad uu u fidiyay maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Madaxdii ka hadashay casha sharafta ayaa muujiyey in waajib ay tahay in si wadajir ah loogu adeego dalka iyo dadka, islamarkaana si gaar ah looga baahanyahay guddoonka Baarlamaanada dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka in si dhow ay u wada shaqeeyaan.

Previous Post

Woqooyiga Kuuriyada oo hakisay tijaabada hubka niyuklerka

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan sagootin ah u sameeyey Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad-goboleedyada dalka+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan sagootin ah u sameeyey Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad-goboleedyada dalka+Sawirro

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan sagootin ah u sameeyey Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad-goboleedyada dalka+Sawirro

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In