Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsanTaliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu soo dhoweeyey Dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsanTaliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu soo dhoweeyey Dalka Jabuuti “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayey Jeneraal Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D, islamarkaana uu qeyb ka yahay Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise, Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska iyo saraakiil kale ayaa maanta gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Wafdigaan, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Dawladda Jabuuti iyo sidoo kale Saraakiil ciidan oo ka socday Dawladda Talyaaniga, kuwaasi oo tababar dalkaan ku siiya Saraakiil Soomaali ah.

Related posts

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026

Jeneraal Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maalinta Khamiista ah Tababar u soo xiri doono Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo tababar Jabuuti ku qaatay, waxaana la filayaa wafigaan inta ay ku sugan yihiin dalkaan inay la kulmaan Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Previous Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Next Post

Guddiga Kheyraadka Biyaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda Maamul Goboleedyada oo ka shiray sharciga Keyraadka Biyaha “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Kheyraadka Biyaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda Maamul Goboleedyada oo ka shiray sharciga Keyraadka Biyaha “SAWIRRO”

Guddiga Kheyraadka Biyaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda Maamul Goboleedyada oo ka shiray sharciga Keyraadka Biyaha "SAWIRRO"

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
0

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In