Monday, June 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada SAMA oo caawa fashiliyay miino lagu aasay qeybo ka mid ah Degmada Heliwaa ”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada SAMA oo caawa fashiliyay miino lagu aasay qeybo ka mid ah Degmada Heliwaa ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo lagu xaqiinayo amniga caasimadda ayaa ciidamada SAMA oo kaashanaya Maamulka Degmada Heliwaa waxa ay caawa ka sameeyeen nawaaxiga isgooska Ex-koontarool Balcad ee Degmada Heliwaa.

Ciidamada amniga ayaa intii ay wadeen howlgalka waxa ay ku guuleysteen in ay soo saaraan miino nuuca meelaha fog laga hago oo ay dhagar qabayaasha Al-shabaab ay ku aaseyn hareerha waddada, kaasi oo ay ku doonayeen inay ku dhibaateeyaan dadka rayidka ah.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo warbaahinta kula hadlay goobta ay ciidamada SAMA ku fashiiyeen miino lagu aasay waddada hareeraheeda ayaa tilmaamay inay tahay guul u soo hooyatay shacabka iyo ciidankuba, kuna booriyay shacabka inay sii labo jiraabaan wada shaqeynta kala dhexeysa ciidamada amniga.

“Waxaan caawa kormeer shaqo oo aan ugu kuurgaleyno xaaladda Amni ku tagnay xaafado ka mid ah Degmada Heliwaa oo ay ka socdeen howlgallo lagu xaqiijinaayo Amniga Degmada, waxaana intii aan howlaha kormeerka ah ku jirnay la kulanay ciidama SAMA ee howlgalada kawada Isgoyska Ex-Koontarool ee Degmada Heliwaa oo fashiliyay qarax miino ah oo lagu aasay jid dhexdiisa, kaas oo kooxaha Nabad diidka ah ay doonayeen in ay ku waxyeeleeyaan Shacabka sooman ee aan waxba galabsan”.ayuu yiri Guddoomiye Cabdixakiin.

Gudoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir Mudane Cabdixakiin Cumar ayaa uga mahadceliyay shacabka ku nool degmada Heliwaa sida ay ula shaqeeyeen ciidamada SAMA oo caawa fashiliyay hagardaamada ay maleegayeen Al-Shabaab.

Previous Post

Taliyeyaasha Ciidamada Asluubta iyo Booliska oo kormeeray Ciidan tababar uu uga socdo dugsiga Gen. Kaahiye “Sawirro”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Jowhar oo soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Jowhar oo soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Jowhar oo soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In