Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xasilinta caasimadda oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaaan rag hubaysan oo falal amni daro geysanayay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xasilinta caasimadda oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaaan rag hubaysan oo falal amni daro geysanayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Tan iyo markii ay bilatay biasha Ramadaan waxaa sii xoogeysanayay howlgalada Balaaran oo ay wadaan ciidamada Xasilinta caasimadda Muqdisho,kuwaasi oo baaritaano xoog leh ku sameynaya isu socodka dadka iyo gaadiidka,si looga hortago kooxaha falalka amni dari geysanaya.

Howlgaladii ugu dambeeyey oo ay sameeyeen ciidamadaasi 24 saacadood ee la soo dhaafay waxaa kamid ahaa howlgal lagu soo qabtay ilaa 11 qof oo lagu soo qabtay xaafado kuyaala degmada Dherliney iyagoo sita hubkooda oo ay bulshada ku dhibaatayn jireen.

Mudane C/llaahi Maxamed Tuulax oo ah guddoomiye kuxigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay isago ku sugan Saldhig Galbeed ee Dherkinley oo ragaasi lagu soo bandhigay ayaa ku ammaanay ciidamada sida ay ugu diyaarsan yihiin ka hortagga dadka kooxaha bulshada dhibaataynaya.

Wuxuu sidoo kale C/llaahi Maxamed Tuulax uu ku booriayay shacabka in ay ciidamada kala shaqeeyeen sidii amniga loo sugi lahaa,waxaana dadka la soo qabtay haatan ay gacanta ugu jiraan ciidanka amniga sharciga loo marsiiyo.

Previous Post

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiisyo+Sawirro

Next Post

Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidkaoo Tababar ku saabsan dib uga soo kabashada musiibooyinka iyo Maareyntooda loogu qabtay Kenya

Next Post
Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidkaoo Tababar ku saabsan dib uga soo kabashada musiibooyinka iyo Maareyntooda loogu qabtay Kenya

Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidkaoo Tababar ku saabsan dib uga soo kabashada musiibooyinka iyo Maareyntooda loogu qabtay Kenya

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In