Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cilmi baaris la xiriirta Ganacsiga iyo dhaqaalaha oo Muqdisho lagsuoo bandhigay.  

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Cilmi baaris la xiriirta Ganacsiga iyo dhaqaalaha oo Muqdisho lagsuoo bandhigay.  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caqabadaha Heysta Ganacsatada iyo maareynta Saameynta ka dhalan karta lacagta cusub ee Dowladda Soomaaliya qorsheynyso  inay soo daabacdo ayaa kamid ahaa waxyaabaha ku xusnaa Cimi baaris ku saabsaneed Ganacsiga iyo Dhaqaalaha oo Jaamacadda Soomaaliya ay maanta kusoo bandhigtay Magaalada Mqudisho waxaana masdasha Cilmi baarista lagusoo bandhigayay goob jog ka ahaa Wasiiro iyo Xidlhibanao katirsan Dowladda Federaalka ah Aqoonyahano iyo maamulka Jaamacadda.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Axmed Khadar Cabdi Jaamac oo ah Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Soomaaliya ee dhinaca Cilmi baarista iyo Hormarinta ayaa sheegay in Cilmibaaristan ay la wadagaayaan Ganacsatada,iyo Hay’adaha kale ee ay quseyso si ay uga faa’iideystaan

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda C/llaahi Sheikh Cali Qaloocow ayaa bogaadiyay dadaalka ay muujisay Jaamacadda Soomaaliya ee ku aadan soo saarista cilmi baaristan oo uu sheegay inay muhiim tahay in lagu dhiirigaliyo ardayada iyo Jaamacadaha oo dhan iyo inay Cilmi baaris sameeyaan marwaliba.

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya mudane C/rashiid Maxamed Axmed waxa uu yiri “ daraasadaha nuucaan waxa ay bulshada iyo Dowladaba ku hogaamin karaan isbedel sidaa darted waa inaad Dowladda gaarsiisaan gaar ahaana hay’adaha ay gaarka u quseyso si dowladdu talo iyo aragti uga qaadato Cilm baarista”

Mudane Daahir Cabdi Cabdulaalhi (Dr Go) Wasriiu Dowlaha Gancsiga iyo Warshadaha Dowlada Federaalka ah ahna kusimaha Wasiirka ayaa ugu baaqay Ganacsatada inay marwalba isha ku hayaan daraasadaha iyaga quseeya si ay xal ugu nqoto caqabadaha iyo dhibaatooyinka heysta.

Cilmi baaristan oo inteeda badan quseysay dhinaca dhaqaalaha iyo Ganacsiga ayaa kusoo beegantay iyadoo Soomaaliya ay hormar ka sameeysay bilihii lasoo dhaafay hanaanka maaliyadda iyo dhaqaalaha taasi oo ay bogaadiyeen Bangiga Aduunka iyo Hay’adda lacagta Aduunka.

Previous Post

R/wasaaraha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In