Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga Hadlayay Shaqo La’aanta heysa Ardayda kasoo baxda Jaamacadaha oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Kulan looga Hadlayay Shaqo La’aanta heysa Ardayda kasoo baxda Jaamacadaha oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
 Kulan looga hadlayey sidda wax looga qaban lahaa Shaqo la’aanta heysa Ardayda kasoo baxday Jaamacadaha Dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay kasoo qeyb galeen Ganacsatada iyo Ururadda Bulshada Rayidka ah.

Ujeedadu kulanka ayaa aheyd in Ardayda Soomaaliyeed ee kasoo baxay Jaamacadaha Dalka ay helaan shaqo, kuwaasoo badankood shaqo la’aan ah.

Waxaa soo qaban qaabiyey kulanka leyskaga horkeenay Ganacsatada, Jaamacadaha, Ururadda Bulshadda Rayid iyo Ardayda kasoo baxay Jaamacadaha Hay’adda Inftin Foundation taas oo ka shaqeysa sidii dhalinyaradu shaqo u heli lahaayeen ama shaqo abuur loogu sameyn lahaa.

C/laahi Maxamed Xasan Madaxa Inftin Fountdation ayaa sheegay in dooda ay qabteen ay kasoo baxday faa’iidooyin badan, iyadoo dhanka kale Masuuliyiinta ka socday Bangiyada ay sheegeen in kulankan uu muhiim ahaa isla markaana ay si fiican u darseen xaalada Ardeyda shaqo la’aanta ah, waxyaabaha ka qarsoonaana lasoo bandhigay.

Galad Xirsi Cali oo kamida Ardayda ka baxday Jaamacadaha shaqo la’aantuna heyso ayaa dhankiisa qaba in hadii leys kaashado caqabado badan laga gudbi karo.

In ka badan 11 kun oo Arday ayaa kasoo baxay Jaamacadaha dalka Sanadkii 2017 marka laga reebo Somaliland sida kucad Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Iftin Foundation waxaana shaqo helay tiro aan ka badneyd 2 kun waana taas caqabadaha ladoonayo in laga gudbo oo xal loo helo.

Previous Post

Dhaqtarkii ugu waynaa Cudurrada Wadnaha ee Soomaaliya oo Geeriyooday “SAWIRRO”

Next Post

Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Muqdisho kulan ku yeeshay “SAWIRRO”

Next Post
Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Muqdisho kulan ku yeeshay “SAWIRRO”

Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Muqdisho kulan ku yeeshay “SAWIRRO”

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In